Image

Journal PEACE Research

Advertisements

Formaajoow; QAARAAN QARAN maanta oo kale ayuu qumman yahay!

image3.jpgFormaajoow; QAARAAN QARAN maanta oo kale ayuu qumman yahay!

Journal of Peace Research – Maxamad Cabdullaahi “Formaajo” waa siyaasigii ugu horreeyey, ee inta bulsho Soomaaliyeed dhextaga yiri; “ii QAARAAMA lacag aan LAALUUSH ahaan ugu baxsho ololaha doorashada!” indha iyo qalbi adayag la mid ah, wali waa ii dhimmanaa. Dhaqan UGUB ku ah siyaasadda iyo loollankeeda, haddana, dadku u arkay caadi, oo in dhibsatay, wax ka dhahday ama ka dhiidhisay ay aad u yareed, bal waaba loo wada riyaaqay, oo la soo dhaweeyey.

Qofna laga ma hagrado waxa uu yahaye, si fiican ayuu u yaqaan sida loo sababto bulshada ama bulshadeenna ayaa illaaco ugu dhacday, oo maalin is ka jamatay, marka wax ka leexin kara ama ka duwi kara ma jiraan, is ka daa, in ay iyagu kaligood is ku dayaan, in ay gartaan qallooca ku jira dhaqankiisa, haddana u martay, una hirgashay, ee haddaa war yaallaa. Continue reading

National narrative needed to drive change in Somalia

img_6585National narrative needed to drive change in Somalia

Journal of Peace Research 


February 17, 2017 – President Farmaajo’s electoral success ignited celebrations that went on for days over many cities across Somalia and the world. This outpouring of support both at home and within the Diaspora communities was most certainly led by public feeling for the need for change and President Farmaajo’s personal brand, cultivated and defined during his time as Prime Minister and actions since, as an approachable, conscientious and nationalistic leader. President Farmaajo has clearly won the hearts and minds of the Somali people and he must now use the strength of their desires and hopes to further advance the progress and prosperity of Somalia. Continue reading

Madaxweyne Farmaajo oo Warqad u Qoray Itoobiya iyo Gabra

img_6584XOG CULUS: Madaxweyne Farmaajo oo Warqad u Qoray Itoobiya iyo Gabra


Home » WARARKA MAANTA » XOG CULUS: Madaxweyne Farmaajo oo Warqad u Qoray Itoobiya iyo Gabra
Sida “aan ilo wareedyo Muhiim ah ku heleeyno Madaxweynaha Soomaaliya” Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqad u qoray Dowladda Itoobiya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Dowladda Itoobiya ka codsaday in si dhow Xukumadiisa ula shaqeeyso Itoobiya maadama Ciidankeeda joogan kana howl galaan qeyba badan oo ka mid ah Gobalada Dalka Soomaaliya. Continue reading

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH: GARRAARSAY GODOB IYO GALLAD BA!! (Faallo)

img_6511

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH: GARRAARSAY GODOB IYO GALLAD BA!! (Faallo)

Journal of Peace Research
Moment Research & Consultancy


Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, maanta ayuu wareejiyey Xilkii Madaxweynenimo ee uu Soomaaliya kasoo hayey Afartii sano ee lasoo dhaafay, ka dib markii looga adkaaday Doorashadii Dalka ka dhacday 8-dii Bishan February, Xaflad Xil-wareejin ah oo goor dhaweyd ka dhacday Xarunta Villa Somalia ee magaalada Muqdisho.
Qoraalkan Gaaban na kuma soo koobi karo Xummaan iyo Sammaan wixii ay qabatay Xukuumaddii uu Madaxweynaha ka ahaa, aan se meel uun ka abbaaro tan aan u arkay inay ugu darnayd Godob iyo Gallad wixii uu geystay qeybo yar oo ka mid ah. Continue reading

DAAWO: GUDOOMIYE PROF. JAWAARI IYO MADAXWEYNE FARMAAJO OO LA KULMEY XASSAN SHEEKH KALANA HADLEY XIL WAREEJINTA

image2.jpg
DAAWO: GUDOOMIYE PROF. JAWAARI IYO MADAXWEYNE FARMAAJO OO LA KULMEY XASSAN SHEEKH KALANA HADLEY XIL WAREEJINTA


Febraayo 16, 2017
JOURNAL OF PEACE RESEARCH 

Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta mar kale kormeer ku tagay Xarunta Madaxtooyadda Soomaliya oo wali uu ku sugan yahay Madaxweynihii Hore ee Soomaliya Mudane Xasan Shiikh maxamuud.
Kulan qado ahaa oo labada mas’uul ay qaateen ayaa waxaa ku wehlinayay markii dambe Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaliya Pro Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari kaasi oo labada mas’uul kaga warbixiyay isbadalka dalka ka dhacay. Continue reading

MAQAAL: SAGOOTIN M/WEYNE XASAN SHEIKH

img_6531MAQAAL: SAGOOTIN M/WEYNE XASAN SHEIKH

Journal of Peace Research
Moment Research & Consultancy


Journal of Peace Research – Qof  kasta waa u baahan tahay in wax loo sheego heer kasta ay darajadiisu gaarto. Wax isu sheegidu ma ahan caay ama ceeb ama quursi midna, waxaana wax loo sheegaa qofka aad jeceshahay inay waddada toosan cagta saarto, wixi dadka badankiisa la wanaagsanna ay ku dhaqanto, wixi loo sheegana ay ka qaadato inti ka anfacda…marna qasab ma ahan in wixi laguu sheego aad duuduub u qaadato ama adiga oon miisaamin ama falanqeyn aad iska qaadato.
Waxaa jira adkaar aan filaayo in la wada yaqaano oo la akhriyo salaadaha kaddib taasoo ah
أللهم لاما نع لما أعطيت ولامعطى لما منعت ولاراد لما قضي Continue reading

An Open Letter to the new Somali President

image1.jpg
An Open Letter to the new Somali President

CalanSide


CalanSide
February 15, 2017

Your Excellency,

First, let me congratulate Your Excellency for your election victory. A lot has been said and written about your recent victory with celebrations all over the country and around the globe by the Somali diaspora. I believe that you owe your victory to the Somali people and as a such have a mandate on their behalf. Continue reading

Hamiga umadda Soomaaliyeed ma u hogaansami doonaa Mudane Farmaajo?

img_6441Hamiga umadda Soomaaliyeed ma u hogaansami doonaa Mudane Farmaajo?

Qalinkii “Machadka iftiinka aqoonta “

Continue reading

Darsiga doorashada 2017 “Cashar dheh” Bar AMA Baro

img_6453

Darsiga doorashada 2017 “Cashar dheh” Bar AMA Baro

Moment LIGHT Institute ” Machadka iftiinka aqoonta “

Bar AMA Baro – Loollanka iyo legdanka siyaasadeed ee dhacay, taageerada la ka la haystay sokeeye iyo shisheeye iyo midda la ka la helayba, marka laga soo tago guusha Formaajo, anigu cashar ka weyn ayaan ka qaatay doorashada, waxaanna ka la dhexbaxay sawirkan.

Saddax MW iyo hal RW. Saddax MW oo is ku xigay, xilkana ku ka la dabamaray, is kuna wareejiyey dareen, dood iyo dagaal la’aan. Tartan iyo doorasho ka dib, mudane walba wuxuu kii ka dambeeyey xilka ugu dhiibay, sidii loogu dhiibay, isagoon is ku dhejin. Cashar dheh.

Sheekh Shariif Sheekh Axmad; 2009 – 2012

Xasan Sheekh Maxamuud; 2012 – 2017

Maxamad Cabdullaahi Formaajo; 2017 – ………

Waxaa dhextaal u ahaa mar kale, Maxamad Cabdullaahi Formaajo 2010 – 2011 oo RW ahaa. Continue reading